Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin:Barnaamijka Walaal Afuri Somalida


Meelo badan oo Yurub iyo Waqooyiga America ah waxaa ka socda barnaamij tabarucaad ah oo lacag lagu aruuriyo ka dibna loo diro qoysas dan yar ah oo ku nool Somalia si looga caawiyo Afurka bisha Barakeysan ee Ramadan.

Barnaamijkan oo ay dhalinyaro Somaliyeed soo bilaabeen sanadkii 2013kii ayaa sanadkan ku soo aaday xilli xawaaladaha Somalida ay dhibaato ka heysato lacaga dirista iyo xiriirada bangiyada caalamiga ah ee reer galbeedka.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixintan ku eegaya barnaamijkaasi Walaal Afuri.

Dhageyso Warbixin Walaal Afuri
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:04 0:00

XS
SM
MD
LG