Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waan-waan laga wado xiisadda ka Jirta Puntland


Xiisadda Puntland
Xiisadda Puntland

Puntland waxaa wali ka taagan xiisadda ka dhalatay ciidamo gadooday oo ka baxay Garoowe.

Odayaasha iyo waxgaradka Puntland oo wada dadaallo ay xiisadda ku dajinayan ayaa maanta u ambabaxay degmada Eyl oo ciidanka gadooday joogaan si ay ciidamada gadooday ugu qanciyaan inay dib u soo noqdaan.

Taliyihii hore ee hay'adda nabadsugidda Puntland Cabdi Yare oo ka mid ah labada sarkaal ee hoggaaminayey ciidamo gadooday ayaa VOA la soo xiriiray, Ismaaciil Farjar ayaa ka wareystay waxay ka cabannayaan, wuxuuna ugu horreyn weydiiyay halka ay imika joogaan.

Hoos ka dhageyso wareysiga.

Wareysiga Puntland
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:15 0:00

XS
SM
MD
LG