Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah wasiirka batroolka iyo macdanta ee dowladda Federaalka Soomaliya Maxamed Mukhtaar Ibraahim, isagoo ka jawaabaya su’aalo la xiriirka muranka batrool.
Barnaamijka oo dhammeystiran ka dhageyso xagga hoose.