Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caruurta Derbi Jiifka Maraykanku waa 2.5 Milyan


Dalkan Maraykanka waxaa ku nool illaa Laba Million iyo badh oo caruur derbi jiif ah sida laga soo xigtay xarunta qaabilsan arimaha dadka aan guryaha lahayn, caruurtan ayaa ku nool guud ahaan dalkan Maraykanka.

Magaaladan Washington ee caasimadda Maraykanka oo ka mida goobaha ugu qanisan dalka ayay hadana ku nool yihiin illaa kun caruur ah oo aan guryo lahayn ama darbi jiif ah laakiin ay qoysaskoodu isla magaaladan ku nool yihiin.

Derbi Jiifka Maraykanka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:46 0:00

XS
SM
MD
LG