19 ka tirsan askarta dowladda iyo 26 ka tirsan maleeshiyada al-Shabab ayaa ku dhintay dagaallo saaka iyo xalay ka kala dhacay Degmada Awdheegle iyo Deegaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellaha hoose, sida uu sheegtayna ay 26 kaga dileen maleeshiyaadka ururka Al-shabab, oo deeganadaasi soo weeraray.
Degmada Awdheegle iyo deegaanka Mubaarak, ayaa todobaadkii hore waxaa muddo kooban qabsaday Maleeshiyada Al-Shabaab.
Wariyeheenna Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa dagaalkaasi iyo sida hadda ay xaaladdu tahay ka wareystay Guddoomiyaha Degamada Awdheegle, Maxamed Aweys Abukar.