Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mooshin ka dhan ah Baarlamaanka Jubba


Qaar ka mid ah xubnaha xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa keenay Mooshin ka dhan ah Barlmaanka Jubba ee dhowanta la dhisay. Xildhibaan Daahir Amin Jeesow oo ka mid ahaa xubnaha keenay codka Mooshinka oo u warramay VOA ayaa sheegay in dooda ay Baarlamanka

Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Jubba Cabdulqaadir Xaaji Maxamed Luga-dheere ayaa eedaha loo jeediyey dhismaha baarlmaanka maamulka Jubba iyo dhankiisa ka jawaabay waxuuna ku tilmaamay kuwa ay wataandad leh dano gaar ah.

Magaalada Baydhabana ayaa waxaa ka dhacay maanta banaanbax loogaga soo horjeedo qaabka loo marey soo xulista Baarlamanka Juba iyo guud ahaan maamulkaas.

Waraysiyo iyo warbixinno arrintan ku saabsan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Dhegayso: Khilaafka Baarlamaanka Jubba
please wait

No media source currently available

0:00 0:16:02 0:00

XS
SM
MD
LG