Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Diyaarad Sidday Soomali Ka Soo Qaxday Yemen oo Muqdisho Ka Degtay


Qaxootiga ayaa ka soo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen, taasoo oo ay in muddo ah ku xannibnaayeen ayaa ugu dambayn shalay laga soo dejiyey magaalada Muqdisho.

Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadkaasi ku soo dhaweeyey garoonka Aadan Cabdulle, kuwaasoo markii dambe loo qaaday deegganno ay si ku meel gaarka ah ugu sii noolaadaan.

Qaar ka mid ah qaxootiga la keenay magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyey xaaladdii adayd ee ay kala soo kulmeeen intii ay ku sugnaayeen dalka Yemen.

Dadkan ayaa waxaa la socda 27 muwaadiinin Yemen, kuwaasoo sidoo kale ka qaxay dagaallada ka socda dalka Yemen.

Warbixinta qaxootiga
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:49 0:00

XS
SM
MD
LG