Maxkamadda magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa hal nin xukun dil ah ku ridday, halka labo kalena midkiiba shan sano oo xarig ah ay ku xukuntay, dadkan ayaa lagu helay inay dil iyo dhac geysteen.
Wariyaha VOAda ee Baydhabo Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan soo diray.