Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo lagu Cambaareeyey Xadhig Sarkaal Xuquuqda Aadanaha ah.


Xuquuqda Aadanaha
Xuquuqda Aadanaha

Hay’adda Human Rights Watch, Xarunta Daraasaadka Siyaasadda ee CPA iyo qaar ka mid ah hay’adaha u dooda xuquuqda aadamaha ayaa Somaliland ugu baaqay inay sii daayaan Guuleed Axmed Jaamac oo ah Guddoomiyaha xarunta xuquuqda aadamaha ee Somaliland oo maalmihii la soo dhaafay ku xidhan Hargeysa. Guddoomiyaha ayaa lagu eedeeyay in uu dhaliilay garsoorka Somaliland.

Hay’adahan ayaa xadhigga Guuleed ku tilmaamay mid meel ka dhac ku ah xuquuqda aadamaha.

Warbixintan soo socota waxa arrintaa ku eegaya Weriyaha VOA ee Hargeysa Barkhad Maxamuud Kaariye.

Warbixinta Hargeysa
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:24 0:00

XS
SM
MD
LG