Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaxooti ka Qaxay Yemen oo Gaaray Boosaaso


Dekedda Boosaaso
Dekedda Boosaaso

Dekadda Boosaaso waxaa ku soo xiratay dooni-siday 430 qof oo Soomaali ku jirto kuwaasoo ka soo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen.

Qaxootigan ayaa ka soo kicitamay dekadda magaalada Mukalla ee gobolka Xadramowt ee koonfur bari dalka Yemen.

Dadka doontan saarnaa waxa ka mid ahaa wariyaha VOAda ee dalka Yemen Jacfar Kuukay.

Faahfahinta warkaasi iyo waraysiga Jacafar Kuukay ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Dhegayso: Faahfaahinta Qaxootiga Yemen ee Gaaray Boosaaso
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:16 0:00

XS
SM
MD
LG