Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Yemen Lagama Weerari karo Dalkayaga


Somaliland ayaa sheegtay in xulufada dagaalka kula jira kooxaha Xuutiyiinta ee ka dagaallamaya Yemen aanay u ogolayn inay isticmaalaan garoomada diyaaradaha, dekedaha iyo hawada Somaliland, si ay uga duqeeyaan Yemen. Wasiirka Duulista, Hawada iyo Gaadiidka Cirka Maxamuud Xaashi Cabdi oo u waramay VOA ayaa u sheegay in aanu xal u arag dagaallada ka socda Yemen, waxaanu ku baaqay in jid kale loo maro xallinta khilaafka Yemen.

Weriyaha VOA ee Hargeysa Barkhad Maxamuud Kaariye oo Wasiirka waraystay, ayaa ugu horrayn waxa uu waydiiyay mawqifka ay dawlad ahaan ka qabaan in garoomadaha diyaaradaha ee Somaliland ay adeegsan karaan dawladaha uu horkacayo Sucuudigu, waxaanu ku jawaabay.

Dhageyso Go'aanka Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:20 0:00

XS
SM
MD
LG