Gobolka Ohio ee dalkan Maraykanka waxaa maalmahan ka socday tartan ciyaaraha kubadda cagta ah oo ay ka soo qayb galeen Soomaali ka kala socotay gobollo kala duwan oo dalkan Maraykanka ah iyo dalka Canada.
Tartankan ayaa socday afar maalmood waxaana ku guulaysatay kooxda Twin City Stars ee Minesota. Weriyaha VOA Maxamuud Mascadde oo ka qayb galay kulankaas ayaa warbixintan nooga diyaariyey: