Afhayeenka wasaaradda arrimaha gudaha ee Kenya Mwenda Njoka ayaa sheegay in aabaha Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi uu laammaha ammaanka horay ugu soo wargeliyay in la layahay wiilkiisa
Hoos ka dhageyso warbixinta ku saabsan aqoonigsiga mid ka mid ah raggii weeraray jaamacadda Garissa.