Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciyaaraha Soomaalida ee Gobolka Ohio


Waxaa maalintii saddexaad galay ciyaarihii garoomada dedan ee kubadda cagta oo jaaliyadaha Soomaalida ee dalka Maraykanku ay ku leeyihiin magaalada Columbus ee gobolkan Ohio, waxaana hadda iskugu soo haray afar kooxood.

Ciyaarahan oo maanta la soo gababeyn doono ayaa waxa ku sugan oo naga soo waramaya wariyaha VOAda ee gobolka Minnesota Maxamuud Mascadde. Maxamuud waxa kale oo uu barnaamijkan kaga hadlayaa wararkii ugu dambeeyey ee ciyaaraha dalka Ingiriiska.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Dhageyso Ciyaaraha Columbus
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:48 0:00

XS
SM
MD
LG