Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweenka Qurbaha oo Ganacsiyo Cusub ka Bilaabaya Somaliland


Magaalada Hargeisa waxaa ku soo badanaya Haweenka Qurbaha ka soo laabanaya ee fikradaha ganacsi ka Hirgalinaya Dalka, iyagoo qaybo kala duwan oo ganacsi hirgaliayay sanadihii u danbeyey.

Sucaad carmiye Odawaa waxa ay mudo 24 sano ah ku noolayd qurbaha waxaanay dhawaan hirgalisay ganacsi u gaar ah, Wariyaha VOA ee Hargeisa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayay uga warantay sida ay qurbaha uga soo laabtay iyo waxa ku dhaliyay fikirkan ganacsi.

Ganacsiga Dumarka Qurbaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:21 0:00

XS
SM
MD
LG