Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Diyaarad Ku Burburtay duleedka Belgrade


Diyaaradan ayaa siday cunug yar oo shan jir ah kaasoo ay neefsashadu dhibeysay oo loo soo waday isbitaal, si loogu fidiyo gurmad caafimaad.

Wasaarradda gaashaandhigga dalka Serbia ayaa sheegtay in qofna uusan ka badbaadin shilkaasi.

Warbaahinta ayaa sheegtay in dadkaasi ay kala ahaayeen afar shaqaaalahii diyaarada, labo shaqaale caafimaad iyo cunuggii yaraa ee bukay.

Diyaaradan ayaa ku dhacday meel aan sidaas ugu fogay garoonka diyaaradaha ee magaalada Belgrade ee caasimadalka dalka Serbia.

XS
SM
MD
LG