Dadka naafada ah ee Soomaalida waxay la kulmaan tacaddiyo iskugu jira guur qasab ah, gacan-qaad, kufsi iyo in guryahooda laga barakaicuyo, sidaasi waxaa sheegtay hay’adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International manata warbiixn soo saartay. Caasha Ibraahim Aadan ayaa warbixintan Amnesty Inetrnatioanl soo akhrisay, warbixintan ayeyna nooga diyaarisay.