Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Suurtogalnimada in Al-Shabab iyo Daacish ay Isku Biiraan


Ururka Boko Haram ee dalka Nayjeeriya ayaa toddobaadkan shaaciyey inay ku biireen ururka IS ee ka dagaalama waddamada Ciraaq iyo Siiriya. Haddaba ma laga yaabaa in ISIS ay kasbato taageerada ururrada kale ee mintidiinta ee Qaaradda Afrika,gaar ahaan ururka Al-Shabab? Haaruun Macruuf ayaa warbixintan inoo haya.

Dhageyso Warbixin Gaar ah oo ka Hadleysa Suurtagalnim Al-shabab oo ku biirta ISIS
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:41 0:00

XS
SM
MD
LG