Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sarkaal Al-Shabaab ah oo Dawladda Isu-Dhiibay


Wararka ka imaanaya Magaaalada Dhuusa mareeb ee gobolka Galgudud ayaa shegaya in sarkaal ka tirsan ururka Al-shabab oo lagu magacaabo Cabdullaahi Axmed Muxumed, uu isu dhiibay ciidamada dowladda Somalia.

Masuuliyiinta amaanka ee gobolka ayaa sheegay in sarkaalkan uu dhawaan ka soo goostay maleeshiyada ururka, gaar ahaan magaalada Galhareeri, isagoo xiriir la soo sameeyay saraakiisha dowladda ka hor inta uusan isa soo dhiibin.

Sarkaalkan ayaa la sheegay inuu Al-shabab u qaabilsanaa dhinaca miino dhigista.

Wareysiga Cirfo ee Sarlaaka Al-shabab ee Dowladda Isu Dhiibay
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:01 0:00

XS
SM
MD
LG