Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Alshabab oo Duqeeyey Magaalada Buulobarde


Alshabab
Alshabab

Ururka Alshabab ayaa gantaalo ku tuuray magaalada Buulobarde, iyada oo la soo warinayo in duqeymahaas ay afar ku dhaawacmeen. Arrintan ayaa imanaysa iyada oo dawladda Somalia ay xabsi-guri dhigtay qaar ka mid ah mas'uuliyiinta magaalada oo lagu eedeeyey inay lunsadeen raashin loo waday dadka u baahan ee degmada.

Dhageyso duqeynta Buuleburde
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:49 0:00

XS
SM
MD
LG