Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kerry iyo Lavrov oo ka Wadahadlay Ukraine


U.S. Secretary of State John Kerry, right, meets with Russian Foreign Minister Sergey Lavrov Monday, March 2, 2015.
U.S. Secretary of State John Kerry, right, meets with Russian Foreign Minister Sergey Lavrov Monday, March 2, 2015.

Kulanka laga mas’uul ayaa ku soo beegmaya wax ka yar hal toddobaad markii John Kerry oo Congress-ka ka hor sheegay in saraakiisha Ruushku ay ka been sheegeen ku lug lahaansha dagaalka ka socda bariga dalka Ukraine.

Mareykanka iyo xulufadiisa Yurub ayaa ka fikiraya in ay cunaqabateyn dheeraad ah ku soo rogaan xukuumadda Moscow, oo ay kaga jawaabayaan lug ku lahaanshaha Ruushka ee dagaalka ka socda bariga dalka Ukraine.

Madaxweynaha Ukraine Petro Poroshenko ayaa Jabhada gooni u gooska ee uu Ruushku taageero ku eedeeyay in ay ku xad-gudbeen xabbad joojintii labada dhinac dhexmartay.

Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha xuquuqul insaanka ayaa sheegay in 6,000 oo qof ay ku dhinteen dagaalka ka socda bariga Ukraine tan iyo bishii April ee sanadkii hore.

XS
SM
MD
LG