Duqa magaalada Washington, DC Muriel Bowser ayaa sheegtay in adeegsiga maandooriyaha Marijuana uu maanta oo Khamiis ah ka dhaqan galayo magaaladeeda. Dadka reer DC ayaa ogolahaanshaha adeegsiga maandooriyaha sanadkii hore u codeeyey.
Dhinaca kale, xubno ka mid ah congresska ayaa duqa magaalada u digay in arrintan ay ku dhaqaaqdo.
Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxa inoo soo koobaya Maxamed Cabdi Sandhere.