Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Waan sii Wadaynaa Wada-Hadalada Somalia


Somaliland ayaa sheegtay inay sii wadayso wadahadallada u dhaxeeyay iyaga iyo dowladda dhexe ee Somaliya, inkastoo mid ka mid ah xisbiyada mucaaradka ah ee Somaliland u jeediyay in la hakiyo wada-hadalladaas.

Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay in maalinta Khamiista ee soo socota uu dib u furmi doono shirka wadahadalalda u dhaxeeyay Somalia iyo Somaliland. Wasiirka ayaa maanta shir jaraaid ku qabtay Hargeysa. Weriyaha VOA ee Hargeysa Barkhad Maxamuud Kaariye, ayaa warbixintan soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:47 0:00

XS
SM
MD
LG