Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaalo ka Dhacay Guriceel


Dagaallo kale ayaa ka soo cusboonaaaday magaalada Guriceel ee Gobolka Galguduud saaka kuwaasi oo u dhexeeya ciidamada dawladda iy maleeshiyada ururka Ahlu Sunna Wal-Jamaaca.

Ugu yaraan hal qof ayaa la sheegayaa inuu dhintay, halka wararku ay tilmaamayaan inay jiraan dhaawacyo kala geddisani.

Haddaba sida dagaalkii saaka uu ku bilowday iyo sida ay magaalada u saameeyeen ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Cumar Xasan Xaaji oo ka mid ah dadka magaalada ku nool.

Dagaalka Guriceel
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:59 0:00

XS
SM
MD
LG