Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali lagu dilay dalka Canada


Wiil Soomaalida Canada ah ayaa lagu dilay gobolka Alberta ee dalkaasi Canada, wiilkan oo toogashada lagu dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Mustafe Faarax Mataan oo 28 jir ah

Wiil Soomaalida Canada ah ayaa lagu dilay gobolka Alberta ee dalkaasi Canada, wiilkan toogashada lagu dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Mustafe Faarax Mataan oo 28 jir ah, waxaana la sheegay in qof aan ilaa hada la xaqiijin uu rasaas kaga soo riday Albaabka guriga uu degenaa sidaasina uu qofkii dilka gaystay ku baxsaday.

Hadaba Sahra Ciidle Nuur ayaa khadka telephone ka ee gobolkaasi Alberta kula xidhiidhay Cabdiqani Xuseen Baynax oo ah Wariye madax banaan oo ku sugan magaalada Wiilka lagu dilay

Dhegayso Somali lagu dilay Canada
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:04 0:00

XS
SM
MD
LG