Madaxweynaha dalka Turkey Recep Dayyib Erdogan ayaa booqasho ku tagay Soomaaliya si uu u furo mashaariic ay Turkey ka wadan Muqdisho.
Sawirro: Safarkii Erdogan ee Muqdisho.
5
Madaxweyne Erdogan oo Madaxtooyada kula kulmay madaxweynaha Soomaaliya
6
Labada Madaxweyne oo hadiyado isweydaarsaday
7
Madaxweyne Erdogan iyo Madaxweyne Xasan
8
Madaxweyne Erdogan oo ka dhoofaya garoonka Muqdisho