Madaxweynaha dalka Turkey Recep Dayyib Erdogan ayaa booqasho ku tagay Soomaaliya si uu u furo mashaariic ay Turkey ka wadan Muqdisho.
Sawirro: Safarkii Erdogan ee Muqdisho.
1
Madaxweyne Erdogan iyo Madaxweyne Xasan oo salaan ka qaadanaya ciidamada qalabka sida.
2
Madaxweyne Erdogan iyo Madaxweyne Xasan oo salaan ka qaadanaya ciidamada qalabka sida. By Radio Muqdisho
3
Madaxweynaha Turkey oo xadhiga ka jaraya terminaalka cusub ee garoonka Muqdisho.
4
Sawirka iyo calanka Soomaaliya iyo Turkey oo lagu xardhay garoonka Muqdisho. By Radio Muqdisho