Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ganacsato Somali ah oo lagu Dilay K/Afrika


Koonfur Afrika
Koonfur Afrika

Wararka ka imanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in saddex qof oo ganacsato Soomaali ah lagu dilay Gobolka Limpopo. Sida ay VOA u sheegeen qaar ka mida Jaaliyadda Somalida ee ku nool magaalada Vhembe oo ka tirsan gobolka Limpopo mid ka mida ganacsatada ayaa dilkiisa loo isticmaalay faashash iyo mindiyo.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa khadka telefoonka kula xidhiidhay Cabdirashiid Xuuriye Khayre oo ah guddoomiyaha Jaaliyadda Soomalida ee degmada Vhembe oo ka tirsan gobolka Limpopo.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:06 0:00

XS
SM
MD
LG