Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Shirka IGAD ee Muqdisho


Abdi Aynte
Abdi Aynte

Barnaamijka Wicitaanka Dhegaystaha ee toddobaadkan waxaynu kaga hadlaynaa Kulankii urur goboleedka IGAD ee ka dhacay magaalada Muqdisho iyo qodobadii ka soo baxay.

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdiraxmaan Caynte madaxa machadka daraasaadka Heritage, inta uu barnaamijku socdona qaar ka mida dhegaystayaasha ayaa su'aalo weydiin doona.

Barnaamijkeenna waxaa innoo soo diyaariyey Ismaaciil Xuseen Farjar.

Barnaamijka Wicitaanka Dhegaystaha 01 11
please wait

No media source currently available

0:00 0:22:33 0:00

XS
SM
MD
LG