Isku xirrada

War Deg-Deg ah

CPJ: 60 Weriye ayaa la Dilay Sannadkan


Ururka caalamiga ah ee difaaca saxafiyiinta ee CPJ ayaa sheegay in sanadkan 2014 ay sare u kacday tirade saxafyiinta caalamiga ah ee la dilay.

Warbxinta ayaa xustay in 60 Wariye sanadkan lagu dilay 21 dal.

Xoghayaha ururka saxafyiinta soomaaliyeed ee NUSOJ Maxamed Ibraahim Pakistan ayaa VOAda uga warramay warbixintan, iyo xaaladda saxaafadda Somalia ee sanaddkan.

Qaybta hoose ee boggan ka dhegayso waraysiga oo dhan:

Dhegayso: Waraysiga Xoghayaha Guud ee ururka NUSOJ
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:19 0:00



XS
SM
MD
LG