Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Toogasho ka Dhacday Kismaayo


Kismaayo
Kismaayo

Saddex qof ayaa ku dhaawacantay toogasho maanta ka dhacday magaalada Kismaayo, sida ay goobjoogayaal u sheegeen idaacadda VOA.

Dablay wejiga soo qarsatay ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen huteel ku yaalla magaalada iyaga oo toogtay saddex qof oo mid ka mid ah uu ahaa sarkaal ka tirsanaa ciidanka oo lagu magacaabo Korneel Yaasiin Nuur Gaas ‘Yaasiin Raadaar” oo horey uga tirsanaa Maamulkii Ku Meelgaadhka ee Kismaayo.

Dhaawaca Yaasiin Raadaar ayaa la sheegay inuu culus yahay. Ilaa hadda ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda weerarka.

Cabdi Nuur Gaas oo ay walaalo yihiin Yaasiin Raadaar ayaa VOA uga warramay sida weerarku u dhacay.

Qaybta hoose ka dhegayso waraysiga oo dhan:

Dhegayso: Waraysiga Cabdi Gaas oo ay walaalo yihiin Sarkaalka lagu dhaawacay Kismaayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:41 0:00

XS
SM
MD
LG