Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Masjidka Abuhureyra oo La Furayo Laba Sano ka Dib


Weeraradii Argagixiso ee 11kii September sanadkii, 2001dii lagu soo qaaday dalkan Mareykanka, ayaa wax weyn ka bedelay hab dhaqankii siyaasadeed ee dalkan .

Maadaama kuwii weeraradaasi geystay ay u nasab sheeganayeen diinta Islamka, Dadka Muslimiinta ah ee laga tirada badanyahay oo ay Somaliduna ku jirto ayaa noqday kuwa saameynta ugu badan, falcelisyadii ka dhashay weeraradaasi 11 September ay dhibaato ka soo gaarto.

Shalay ayaa Somalida gobolka loo oglaaday Masjid iyo Xarun weyn oo ku taala Magaalada St. Anthony oo ku dhow Minneapolis, inay ku cibaadeystaan, laba sanadood ka dib markii loo diidanaa.

Wariyeheena Maxamed Colaad Xassan ayaa arinta Masaajidda iyo xarumaha diinta Somalida warbixintan inooga diyaariyay. Warbixintan oo dhameystiranhalka hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

Dhageyso Warbixinta oo Dhameystiran
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:31 0:00

XS
SM
MD
LG