Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wiil Soomaali ah oo lagu dilay dalka Maraykanka.


Soomaalida ku dhaqan magaalada Kansas ee gobolka Missouri ayaa u baroor diiqaya Geerida wiil 15 jir ah oo lagu magacaabo Cabdisamad Sh. Xuseen oo uu Nin Soomaali ahi gaadhi jiidh siiyay.

Maxkamad ku taala Gobolkaasi ayaa la sheegay inay xukuntay ninkii dilka Gaystay oo lagu magacaabo Axmed Aaden da diisana lagu sheegay 35 jir.

Iimaamka Masjidka magaalada Kansas Sh. Mustafe Cabdiraxmaan ayaa VOA da u sheegay in ninka dilka gaystay uu ka baxay diinta Islaamka sidasi daraadeed uu colaad u qaday dadka Islaamka ah gaar ahaan Soomaalida.

Sahra Ciidle Nuur ayaa ugu horayn waydiisay Iimaam Mustafa sida uu dilkaasi u dhacay.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:34 0:00

XS
SM
MD
LG