Barnamijka waxaa todobaadkan marti inoogu ah Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, Maxamuud Nuur Tarsan, oo siyaasiyiin uu ku jiro ay dhawaan ay Muqdisho uga dhawaaqeen xisbi siyaasadeed.
Barnaamijka oo dhageystiran halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso.