Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Khilaafka Madaxda Sare ee Somalia


Barnaamijka Faaqidadda toddobaadka waxaan ku eegeynaa Afhayeenka baarlamaanka Somalia, Maxamed Sh. Cismaan Jawaari oo ku dhawaaqay inuu mar kale baarlamaanka horkeeni doono mooshinka ka dhanka ah RW Somalia, isagoo ku hanjabay in ciddii ka hor-istaagta mooshinkaasi talaabo laga qaadi doono. Sahra Abdi Ahmed ayaa barnaamijkan soo jeedineysa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:33:35 0:00

XS
SM
MD
LG