Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda:Muranka Madaxda Dowladda


Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadkan ayaan ku eegeynaa Muranka ka dhex jira Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isul Wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed, iyo sida xal looga gaari karo.

Barnaamijka waxaa ku doodaya xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf, xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo labaduba ka tirsan baarlamanka Somlaia iyo Eng: Cabdiraxman Cumar Cusman Yarisow, Afhayeenkii hore ee Madaxtooyada.

Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ee qoraalkeena ka dhageyso:

Dhageyso Barnamijka Faaqidaadda Todobaadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:29:55 0:00

XS
SM
MD
LG