Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiriirka Djibouti iyo Puntland ee Dhinaca Dekedaha


Wafti ka kooban wasiirro iyo masuuliyiin Puntland ah ayaa maalmahan ku sugan magaalada Djibout, iyada oo waftiga Puntland iyo dawladda Djibouti ay ka wada hadleen xidhiidh cusub oo ganacsi oo dhex marraya dekaddaha Djibouti iyo ta Boosaaso.

Wasiirka Dekaddaha Gaadiidka Badda iyo La-dagaalanka Budhcad baddeeda ee Puntland, Cabdilaahi Jaamac Saalax oo hor kacaya waftiga Puntland ayaa wariyaha VOAda ee Djibouti uga waramay booqashada iyo hawlaha ay u soo tageen Djibouti.

Djibouti iyo Puntland
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:38 0:00

XS
SM
MD
LG