Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee toddobaadkan waxa marti noogu ah Aadan Ibraahim Maxamed (Aadan Waayeel), kuxigeenka Ururka Isdhexgalka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed oo xaruntiisu dalka Jarmalka.
Barnaamijka waxa dalka Jarmalka inoogu soo diyaarisay, inalana socodsiinaysa Sahra Cabdi Axmed.