Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shaqaale Hindi ah oo Budhcad-badeed 4 sano Haysatay oo la sii daayey


Toddoba shaqaalle Markab ah oo u dhalatay dalka Hindiya oo ay kooxo budhcad badeed ah ku haysteen badhatahamaha Soomaaliya ayaa maanta la sii daayey. Toddobadan shaqaalaha ah ayaa la haystay 4 snao iyo badh, waxaana ay maanta ka duuleen magaalada Dhuusamareeb iyaga oo sii maraya Muqdishu kadibna ku laabanaya dalkoodii.

Ismaaciil Xuseen Frajar ayaa khadka telefoonka ee Dhuusamareeb kua xidhiidhay Guddoomiyaha Gobolkaasi Xuseen Cali Weheliye Cirfo oo la-haystayaashaasi sagootiyey.

Waraysiga Guddoomiyaha xaggan hoose ka dhegeyso:

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:53 0:00

XS
SM
MD
LG