Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaxooti ku Noqonaya Somalia


Qaar ka mid ah Qaxootiga ku sugan Xeryaha Dhadhaab ayaa lagu wadaa in ay dib ugu laabtaan dhulkoodii hooyo.

Qaxootigan ayaa iskood u door biday inay ku laabtan Gobolada ay ka yimaadeen.

Qaxootigan oo tiradooda lagu qiyaasayo ilaa 1500 oo qoys ayaa iskood u dalbadey inay dib ugu laabtaan waddankooda.

Aden Bundiid Ducaale oo ah madaxa hay’adda samafalka Waamo oo ka mid ah hay’adaha ku hawlan dib u soo celinta qaxootigan ayaa VOAda ugu warramay arrintan.

Warayisga oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Dhegayso: Waraysi ku saabsan qaxooti loo celinayo Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:13 0:00

XS
SM
MD
LG