Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faahfaahin ku Saabsan Qaraxii Muqdisho


Gaadiidka gurmad oo qaadaya dadkii wax ku noqday qaraxa
Gaadiidka gurmad oo qaadaya dadkii wax ku noqday qaraxa

Tirada dhimashada qaraxii xaley ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa la sheegayaa in ay korortey.

Meydad hor leh ayaa la sheegayaa in maanta laga soo saarey burburka qaraxaasi, iyadoo qaar ka mid ah dhaawacyadana ay ku geeriyoodeen isbitaalada magaalada.

Weriyaha VOA Seynab Abuukar Maxamed ayaa wareysi la yeelatey milkiilaha makhaayadda Aroma ee qaraxyada lala beegsadey Daud Mohamed Maalin.

Waraysiga oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Dhegayso waraysiga Mulkiilaha hotelka la qarxiyay
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:13 0:00

XS
SM
MD
LG