Waa barnaamij cusub oo VOA ay bilowday, wuxuuna ku saabsan yahay cudurka Dabeysha iyo sida looga horgai karo.
Barnaamijkan oo habeen kasta oo Isniin ah ka bixi doona idaacadda VOA, waxaad ku maqli doontaan warbixinno kooban oo ka hadlaya dhibaatada cudurka Dabeysha iyo sida looga hortagi karo.
Qeybta koowaad ee maanta barnaamijku wuxuu ku hadlayaa faahfaahin ku saabsan cudurka dabeysha.