Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Dr. Yaasiin Axmed Nuur


Barnaamijkeena Martida iyo todobaadkan waxa uu ku saabsanyahay xanuunka Kansarka ku dhaca naasaha. Waxaana marti ku ah Dr. Yaasiin Axmed Nuur oo dhaqaatiir uu ka mid yahay ay dhawaan magaalada Muqdisho ku qabteen orod dumarka lagaga wacyigelinayay kansarka naasha, waxyaabaha ka dhashay iyo dumarku ay isbaaraan lana socdaan caafimaadkooda.

Barnaamiujka oo dhameystiran halka hoose ka dhageyso.

Dhageyso Barnaamijka Martida Makaroofanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:17:36 0:00

XS
SM
MD
LG