Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Maandooriyaha


Waa Go'aankaaga
Waa Go'aankaaga

Xubintii wicitaanka dhageystaha ee barnaamijka "Waa Go'aankaaga" oo uu maanta marti noogu yahay Sheekh Cabdiraxmaan Shariif, Imaamka Masjidka Daarul Hijra ee gobolka Minnesota ayaa waxa uu ka hadlayaa dhibaatada mukhaadaraadka, isaga oo ka eegaya dhinaca diinta Islaamka.

Barnaamijka waxa inoo haysa Sahra Cabdi Axmed.

Waa Go'aankaaga
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:55:34 0:00

XS
SM
MD
LG