Barnaamijka Faaqidaadda toddobaadkan waxaan ku eegeynaa hawlgalkii dhowaan ciidamada Puntland ay ku qabsadeen buuraha Galgala. Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Maxamed Cabdi Sandheere.