Madaxweeynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenkii xalay ahaa ka qayb-galay, markii ugu horeeysay, munaasabad loogu magac daray Kulanka madaxweynaha iyo maamulka gobolka Banadir, munaasabadaasi oo lagu qabtay Deg. Heliwaa ee magaalada Muqdishu.
Wariyaheena Mogadishu Ahmed Hassan Olad ayaa war-bixintan nooga diyaariyay, Ibrahim Hassan Daandurey ayaa soo jeedinaya.