Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Lacag la Dul Dhigay Madaxa Al-shabab


Dowladda Somalia ayaa lacag gaareysa 2 malyuun oo dolaar dul dhigtay hogaamiyaha cusub ee ururka Al-shabab Axmed Cumar Abu Cubeyda.

Cabdiraxman Maxamud Tuur Yare, Madaxa hay'adda Nabadsugidda Qaranka Somalia ayaa VOAda u sheegay in hay'addu ay hal malyuub oo dollar siineyso qofkii ama kooxdii keenta xog lagu qaarajiyo hogaamiyaha cusub ee ururka Al-shabab. waxa uu sheegay in cidii soo sheegta xog lagu soo qabto madaxa Al-shabab si cadaaladda loo hor keeno ay dowladda Somalia sidoo kale siin doonto abaal marin gaareysa laba malyuun oo dolar.

XS
SM
MD
LG