Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Maalgashiga Somaliland oo London lagu Qabanayo


Somaliland ayaa faah faahin ka bixisay shir maalgashiga ku saabsan oo bisha soo socota ay dawladda Britain ku qaban doonto magaalada London kaasi oo ay ka soo qayb gali doonaan shirkado ganacsi oo ka kala socda Somaliland iyo qaar ka mid ah wadamada Afrika.

Wasiirka Arimaha Dibada ee Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo maanta qabtay shir jaraaid oo uu kaga waramayay shirkani ayaa u waramay VOA .

Wasiirka ayaa sheegay in shirkan uu fursad u yahay Somaliland inay soo bandhigto fursadaha dhinaca maalgashiga ee ka Somaliland.

Waraysiga wasiirka qaybta hoose ee boggan ka dhegayso.

Dhegayso: Waraysi wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:32 0:00

XS
SM
MD
LG