Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Scotland: Siyaasiyiinta oo Dib u Heshiinaya


Gobolka Scotland ayaa afti dadka laga qaaday Khamiistii ay ku diideen inay ka go’aan boqortooyada Ingiriiska oo ay in ka badan 300 oo sano ka mid ahaayeen.

Inkastoo tirade dadka doonayay goosashada iyo kuwa diiday ay aad isugu dhawaayeen ayaa hadana xalay magaalooyinka Scotland waxaa ka dhacayay xaflado – lagu tilmaamay dib u heshiisiin – lagu xalinayo kala aragti duwanaanshaha – mar hadii cod xur ah lagu kala baxay.

Xaflad weyn ayaa waxey ka dhacday magaalada Taariikhiga ah ee Edinburg h, dadkii xafladaasi ka qeyb galay waxaa ka mid ahaa Xassan Shire sheikh , oo madax ka ah hay’adda difaacayaasha xuquuqda aadanaha ee Bariga Africa – kana mid ahaa xubnihii Africa u matalayay korjoogtada caalamiga ah ee codbixinta Scotland.

Dhageyso Wareysiga Xasan Shire
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:10 0:00

XS
SM
MD
LG