Isku xirrada

War Deg-Deg ah

HRW: AMISOM Kufsi ayay Somalia ka Geysteen


Hay’adda Xuquuda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ku eedeysey ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM inay kufsi u geystaan gabdho yaryar oo Soomaali ah, kuwaas oo inta badan xeryaha ciidamadaasi u doonta dawooyin iyo samafal.

Shir jaraaiid oo hay’addu ay ku qabatey magaalada Nairobi ayaa waxaa lagu xusey in falalka ciidamadaasi ay ku kacaan ay xitaa keeni karaan habacsanaan dhanka amniga ee xarrumaha Midowga Afrika ee Somalia.

Warbixinta Humarn Rights Watch oo faah faahsan iyo AMISOM oo ha hadashay ka dhageyso xagga hoose.

WARBIXINTA HUMARN RIGHTS WATCH
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:57 0:00

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:16 0:00

XS
SM
MD
LG